Madaxweynaha Hirshabelle oo arrimo taagan kala hadlay Mohamed Al Hammadi (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya danjire Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa iska wareystay xaaladaha guud ee dalka gaar ahaan Arrimaha Hirshabeellle sida amniga, dardargalinta iyo taageerida howlgalada lagu baacsanayo cadowga argagixisada ah ee ka socda deegaannada … Continue reading Madaxweynaha Hirshabelle oo arrimo taagan kala hadlay Mohamed Al Hammadi (Sawirro)